Garaadka Macmalka ah

Cabsida ugu badan ee laga qabo [AI]-da Garaadka Macmalka ah ayaa lagu sheegay in uu aadanaha shaqada ka boobi doono, iyo in ay noqoto mid si guda-fog loogu xad-gudbo khusuusiyaadka. Guji

MA GAR BAA?

[DNP]-da ayaa ka reeban u adeegsida aadanaha, iyadu astaan u ah agab loo adeegsado amaamudka walxaha qaraxa, walow ay qolyaha ka ganacsada noocyadan sunta ah ay aad ugu xayeesiiyaan shabakada. Guji

SOCODKA; CIMRI DHEERI AYAA
LAGU SHEEGAY

"Socodkaagu ha noqdo ugu yaraan 15 daqiiqo maalin walba, ama 60 daqiiqo todobaad walba". Harvard School of Medicine. Guji

MASAYRKU MA CUDUR BAA?

in badan oo qisaskan masayrku hafiyey la yaalay noloshoodii ayaa qaba in aysan tani wax badan ka duwanayn cambuurkii "Diana, Princess of Wales", iyo tan intaba ka daran ee heesihii "Taylor Swift - 33" iyo "Beyoncé - 41" ee kala-guurka iyo dhagarta. Guji

MULTIVITAMIN-DA & AADANAHA

Daraasad goor dhow un lagu soo af-xidhay dalkan #Maraykanka ayaa tilmaamaysay in [#Multivitamin]-nadu ay dan u yihiin nolosha aadanaha dhinac walba oo ay tahay, gaar ahaan isu dheeli tirka #biyaha Guji Guji

TALLAALKA & COVID-19

Sidii la wada filayey tallaalku waxa ay ahayd in uu yareeyo dhibaatada iyo faafida cudurka halista ah ee in badan oo dadkii dunida ah galaaftay. Guji
~ LABA KACLAYNTA [COVID-19] Guji
~ U gaar ah SARS-CoV-2 [COVID-19] Guji

BANDHIG ~ ELMI'S MEDICAL ENCYCLOPEDIA

Xog-Waraysi in muddo ah qaatay oo lagaga hadlayey Elmi's Medical Encyclopedia ayaa lagu qabtay Studio-ga ASTAN tv; Fadhigan oo lagu lafa-guray arimo badan oo la xidhiidha caafimaadka nala. EEG

MUHIMADDA CAAFIMAADKA GABADHAHEENA

Adigii oo waxaas oo maadooyin kiimika ah oo la isku laaqay ku soo dabaashay ama sida imika loo guuray isku soo buufiyey sidii gaadhi imika un ay warashadu soo tuurtay,.. Guji

HA FUDUDAYSAN

Haddii aad aragto calaamadahan ha fududeysan, waxa ay astaan xilli hore ah u yihiin in aad u dagan tahay cudurka halista ah ee #Kansar-ka, ogoow kol walba oo aad u howl gasho Guji

MAXAAD LA YAABTAY?

JINSI-BEDELIDDA QASABKA
AH & UBADKAAGA

Qanuunka dhowr iyo toban gobol oo ay Minnesota ugu horrayso ayaa ogolaanaya in aan waxba laga waydiin waalidka ama hagaha ubadku la nool yahay tan la xidhiidha go'aan walba oo uu kuraygaasi ka gaadhayo jinsigiisa. Ilaa iyo imika 11 Gobol ayaa dembi ka dhigaya isbedel walba oo lagu sameeyo jinsiga ubadkaa, kiiyoo nin ama naag kii la doono luqunta loo suro tiiyoo la adeegsanayo farsamada ay ugu yeedheen [Gender reassignment surgery]. GUJI

XILAHAAGA HA DHAAFIN!!

Inta badan aqoon-yahanka dunida ee sida fog ugu jooga culuumta la xidhiidha caafimaadka ayaa qaba in cudurkii halista ahaa [Syphilis], kii keliya ee sida AIDS-ka galmoodka lagu kala qaadi jiray si dhamaystiran loo dabar-gooyey.. Guji.

Caafimaadka Nasaaha

Daraasad ay sameeyeen aqoon-yahano #Maraykan ah ayaa lagu ogaaday raashinka oo la joojiyo sacado ka hor inta aan la seexan iyo cabbida biyaha oo lagu dadaalo ay suuragal tahay in ay ka dhigto in haweenku.. Guji

KA FEEJIGNOOW?

[Sildenafil - C22H30N6O4S] Sida lagu baahiyey inta badan wargaysyada dunida 11 caruur ah ayaa u dhintay sababta in waalidkood ay qaateen kiniinka dareen-beegsiga loo cuno ee [Viagra]-ha loo yaqaan, Guji